Guddiga billada caalamiga ah ee Nobel Prize oo digniin siiyey RW Abiy Ahmed

Guddiga billada Nobel-ka ee Norway ayaa ku biiray codadka caalamiga ah ee ugu baaqay ra’iisul wasaaraha Itoobiya inuu soo afjaro dagaalka sokeeye ee 14-ka bilood ka socday dalkaas kaasoo galaaftay nolosha kumanaan qof. Qoraal ay soo saareen ayaa lagu sheegay in Abiy Axmed oo ku guuleystay abaalmarinta nabadda ee Nobel 2019 – ay mas’uuliyad gaar … Continue reading Guddiga billada caalamiga ah ee Nobel Prize oo digniin siiyey RW Abiy Ahmed